Hargaysa(Gabiley.net)-Anagoo ah dhamaan masuuliyiinta, wariyayaasha iyo dhamaan hawlwadeenada shabakadaha caalamiga ah ee Gabiley News Network (Gabiley.Net,Wajaale.com) oo kala jooga dalkeena hooyo iyo qurbahaba, waxaan leenahey dadka reer somaliland ideylkiin meelkastood aduunka ka joogtaan hambalyo iyo bogaadin munaasibada 18 may 2017.
Waxaan ilaahey ka baryeynaa wadankeena oo la aqoonsadey, horumarey, dadkiisu
midyahey in ilaahey ina wada gaadhsiiyo.
: 665
Reach US At :
00252634243848
XULASHADA GNN
Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland
Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992