Shir Saaka Uga Farmay Wadamada Ku Jira Urur Goboleedka IGAD Magaalada Jabuuti Iyo Somaliland Oo Ka Qeyb Gashay

Djabouti(GNN):-Magaaladda Jabuuti Saaka Waxa ka Furmay Kulan Hawleed Soconaya Saddex Cisho Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Urur Goboleedka IGAD.

Kulankan Waxaa Lagu Lafo Gurayaa Sidii Wadamadda Ururkan Ku Jira Isaga Kaashan Lahaayeen Ka hortagidda .Kalluumeysiga Sharci daradda Ah Iyo Ilaalinta Kheyraadka Baddaha Somaliland .

Shirkan Waxaa uga Qeybgalay Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka badda Oo Ay Matalayeen Agaasimaha Guud Dr. Fu’aad C/salan X.Xasan Aden Iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Pro. Sam Omar Ghedi, Ciidanka Badda Somaliland. Oo Uu Matalayay Hogaanka Zaadka ee Ciidanka Badda, Cap. Khadar Mohamed

igad 1 igad 2 igad1 igad3 igad4 igad5 igad6 igad7