Wargelin Qabanqaabada Xuska 18 May 2017 ee Bristol

Guddida qaban qaabada Xuska 26aad ee ka soo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay Somaliland 18 May ee magaalada Bristol waxay kugu wargelinaysaa haddii aad degan tahay magaalada iyo nawaaxigeeda in la diyaariyey buses-kii dadka qaadi lahaa maalinta mudaharaadka xarunta Baarlamaanka Ingiriiska, waxa kale oo ay kuu diyaariyeen xaflad ka dhici doonta 21 Bisha May Grand Hotel.