Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raahicuun TACSI Ku Socota Sheekh Mustafe Muxumad Madar oo Hooyadii Ku Geeriyootay Gabiley

Anagoo bahwaynta shabakada mataanaha ee Gabiley net iyo Wajaale.com,Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa walaalkeen sheekh Mustafe Muxumad Madar oo ka mid ah culumada Gabiley oo geeri naxdin leh ku timid hooyadii oo shil gaadhi hadda ku geeryootay magalaada gabiley . inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa inuu marxuumada naxariistii janno ka waraabiyo ehelka iyo dhamaan intay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAmiin ,Aamiin