Daawo Sawirada Wefti Ka Socda Xisbiga WADDANI Oo Booqday Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Burco iyo Deeq Daawooyina oo ay Gaadhsiiyeen

Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Xisbiga WADDANI,Eng Cabdi Qaadir Jirde,Oo Ay Wehelinayaan Masuuliyiinta Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Ayaa Maanta Deeq Daawooyina Gaadhsiiyay Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Burco

Daawooyinka Ayaa Isugu Jiray Ka Hortaga,Iyo Kuwa Lagu Daawaynayo Dadka Uu Hayo Xanuunka Shuban Biyoodku,Maadama Oo Xaalad Adag Gobolka Soo Food Saartay,Taas Oo Ay Ugu Wacan Tahay Xanuunka Shubanka Ee Ka Dilaacay Gobolka

Deeqdan Daawooyinka Ah Ee Xisbiga WADDANI Maanta Soo Gaadhsiiyay Cusbataalka Weyn Ee Magaalada Burco,Ayaa Qayb Libaax Leh Ka Qaadanaya Xakamaynta Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Si Xawli Ah Ugu Fidaya Gobolka Togdheer,Waana Xisbiga Keliya Ee Kasoo Jawaabay Baaqii Iyo Qayla,dhaanta Ay Dirayeen Masuuliyiinta Gobolku Ee Ku Aadana Xaalada Caafimaad Ee Gobolka Togdheer

Image may contain: 4 people, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing, tree, outdoor and nature
Image may contain: 3 people
Image may contain: 4 people
Image may contain: 4 people, close-up
Image may contain: 6 people
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing, tree and outdoor
Image may contain: 1 person, beard
Image may contain: 7 people, people standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people standing and outdoor
Image may contain: 8 people, people standing and outdoor
Image may contain: 7 people, people standing, tree and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing, tree, outdoor and nature
Image may contain: 4 people
Log11