DAAWO SAWIRADA:Wafti uu Hogaaminayo Madaxweynaha JSL oo Saaka u Baxay Dalka Imaaraadka

Hargeisa (GNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali ayaa saaka subaxnimadii hore ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee cigaal International Aiprort Hargeysa. Weftigaas oo u duulay Imaaraadka Carabta ayaa safar gaara oo maalmo ah halkaasi ku jooji doona.
Exit mobile version