Daawo Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Aadaabta Ay Leedahay Cibaadadu Islaamka Dhexdiisa Ee Qofka Islaamka Ah Looga Baahan Yahay Iyo Afar Qodob

Daawo-Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa ka hadlay Aadaabta ay leedahay Cibaadadu Islaamka dhexdiisa ee qofka Islaamka ah looga baahan yahay,waxana uu sharaxay Afar qodob ee Eedaadta ku saabsan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka