Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo 70,000$ Ugu Deeqay Dadka uu xanuunka Shuban Biyoodku Hayo ee Gobolka Togdheer.

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo deeq lacageed oo dhan 70,000$ ugu deeqay Gurmadka shuban biyoodka Ka Dilaacay Gobolka Togdheer.

error: Content is protected !!