Gudoomiyah ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday in ay qorshaha ugu jirto in la badalo magaca Somaliland,waxaana uu durey madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland,sidoo kalena waxa uu murrashax Faysal hadalo kaftan iyo duur xull ah ku ganay horjooge Cali Khaliif.