Warshadii Sibidhka Berbera ayaa xukuumaddu ku wareejisay saddex shirkadood kuwaas oo maalgashanaya warshadii Sibidhka Berbera,waxaana ay shirkadahani kala yihiin Shirkada Dahabshiil Group,Berbera Group iyo shirkad laga leeyahay dalka Kuwayd oo lagu magacaabo Kibko.