Deg Deg Ah:-Mujaahid Ooto Biixi Caalin Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

Inaalilaah Waa Inaa Ilahay Raajucuun

Hargeysa(BGM)Alle Haw naxariistee waxa goor dhawayd cusbitaalka Edna Aadan ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday mujaahid Maxamed Biixi Caalin(ooto).

ooto biixi8

Marxuun mujaahid Ooto Biixi Caalin ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuusanayey cusbitaalka Edna ee magaalada Hargeysa halkaas oo uu maanta ku geeriyooday.

Hawlwadeenadda Gabiley.net ee Ku Kala Sugan Daafaha Caalamka Waxaa Ay Tacsi Tiiranyo Leh Gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baaxay muj marxuun ooto biixi caalin

Inaalilaah Waa Inaa Ilahay Raajucuun