Magaalada Hargeisa,Waa Caasimada Somaliland Waxay Soo Martay Wacyi Iyo Wakhtiyo Kala Duwan, Kuwaas Oo Mid Waliba Waayihiisa Wato,Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Waxaa U Kordhaya Horumar Aan La Qiyaasi Karin,Waxaanad Dareemaysa Horumarka Xawliga Ah Ee Ay Ku Socoto,Dhismayaasha Bilcida Leh Iyo Ganacsiga Ayaa Kamida Meelaha Ay Sida Weyn Uga Hana Qaaday Magaalada Hargeisa
Xuquuqda Sawirada :Axmed Daahir (Nasabka)