-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay waxaanu ka hadlay xannuunka shuban-biyoodka ee dalka dilaacay iyo doorashooyinka, Halkan hoos ka DAAWO Murrashax Cirro oo arrimaha ka hadlay
DAAWO Musharax Ciro iyo Xirsi Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Xannuunka Shuban-biyoodka Iyo Doorashooyinka.
