Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadlay Kabo Magaca Allah Hoosta Kaga Qoran Yahay Oo Dalka La Keenay,Fariin Adag-na U Direy Waalidinta Dhalay Dhalinyarada Caasimada Hargeysa

Hargeysa(GNN) Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex ayaa ka hadlay Kabo xagga hoose uu kaga qoran yahay Magaca Illaahay oo dalka la keenay isla markaana arrinkaasi loo xidhay ganacsato lagu eedeeyey inay dalka keeneen.

Waxanaa uu sidoo kale fariin adag u direy waalidiinta dhalay dhalinyaro Koox koox usu raacda oo jidgooyo u gala bulshada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

ย 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992