Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiiddaha Hore Ee Gobolada Bariga Oo Heegan Culus Galay

Ciidamadan heeganka culus galay ayaa dareemay dhaq-dhaqaaq iyo farogalin ay damacsan tahay in maamulka Puntland oo kaashanaysa xukuumadda Xamar ay ka sameeyaan deegaanada xuduudaha ah ee gobolada Sool,Sanaag,iyo Cayn kuwaas oo ay doonayaan inay ka qoraan ciidamo.Waxaana sidoo kalena xoguhu noo sheegeen in xalay ay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ay ka baxeen dhawr guuto oo ciidamada Qaranka ah,kuwaas oo kusii jeeda deegaanada Xuduudka ah ee Somaliland,waxaana ay ciidamadani yihiin kuwo gaashaamaan heegana ugu jira sidii ay dalkooda u difaaan lahaayeen,