DAAWO Golaha Guurtida Somaliland Oo u Kala Diray Gudiyo Gobalada Galbeedka Iyo Bariga Dalka iyo u Jeedada Safar Kooda
Shir gudoonka golaha guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Afar guddi oo loo kala diri doono bariga iyo galbeedka Somaliland.