Daawo-Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Gaadhay Magaalada Dubai Safar Dhulka Ah Kuna Soo Jeeda Hargeysa

Dubai(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxmed Silanyo ayaa maanta kasoo baqoolay magaalada Abu Dhabi, oo uu mudo 12 cisho ah ku sugnaa waxaanu Madaxweynuhu ku sii hakan doona magaalada Dubai mudo dhowr cisho ah, ka dibna waxa uu uga soo gudbi doonaa kuna soo guryo noqondoona dalkiisa hooyo.Iyadoo Madaxweynaha Somaliland si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka imaaraadka, iyada oo socdaalka Madaxweynaha lagu qaabilay qaab maamuskiisu aad u sareeyo.

error: Content is protected !!