Daawo Qaabkii Uu U Dhacay Shirweynihii Garabka Haweenka Minneapolis Ee Xisbiga WADDANI

waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaal dhamaystiran oo ku saabsan Sidii uu u dhacay shirwaynihii xisbiga WADDANI ee garabka Haweenka Minneapolis ee dalka Maraykanka.