Daawo Qado Sharaf Maanta Lagu Maamuusay Siyaasiyiintii ku biiray Xisbiga Waddani.

Halkan Ka Siyaasiyiintii ku biiray xisbiga Waddani, ayaa waxa maanta qado sharaf soo dhaweyn ah ku maamuusay hormuudka xisbiga ee kasoo jeeda gobolada Maroodi-jeex, Saaxil iyo Gabiley.