Daawo-Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Daboolka Ka Qaaday Taariikh Daah La Saaray, Aas-aaska Ciidanka Booliska Somaliland Mujaahidkii Salka U Dhigay.

Hargeisa(GNN):- Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi  Suldaan C.raxmaan Ayaa Madal ilyartu is Qabatay kagaga Sheekeeyey Taarikh Facweyn oo Inta Badan Xukuumadan Iyo Tii ka horeysay Ee madaxweyne Rayaale Aaney ka hadlin Laguna Darin Xuska Aas-aaska Ciidanka Booliska Somaliland Mujaahidkii Salka u Dhigay Islamarkaana Dadaalka iyo Fikirba galiyey Sidii loo Samayn Lahaa Ciidan Boolis ah oo Qaranka Somaliland Uu yeesho,

Waxaana Suldaanku Sheegay Sida Uu taariikhda Ku hayo in Qofkii ugu horeeyey ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Lahaa Uu yahay General Mujaahid Maxamed Xassan C.laahi Oo Doorweyn ku Lahaa dhismihii Qaranka Somaliland iyo Ka Xoreynta Cadowgii Duulaanka Ku ahaaba,

Halkan ka Daawo Muuqaalka Taariikhdan Uu ka Sheekeeyey Suldaanka Guud Kulana Dardaarmay Bahda Warbaahinta iyo Dawladaba In lagu daro Xuska Ciidanka Booliska iyo Qarankaba Raggii Dadaalka Dheer galieyey.