Daawo-Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Cabasho Badan Ka Dib Bilowday Dayactirka Wadada U Dhaxaysa Hargeisa Ilaa Kalabaydh.

Daawo-Wasaarada Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Cabasho Badan Ka Dib Bilowday Dayactirka Wadada U Dhaxaysa Hargeisa Ilaa Kalabaydh.

Hargeisa(GNN):-Dhaliilo Kala Duwan Oo Kasoo yeedhayey Shacabka Ukala Goosha Gobolada Galbeedka Iyo Bariga Oo Dhibaato Badan Ku qabay Socodka Wadada u Dhaxaysa Wadada Kalabaydh iyo Ilaa Caasimada Hargeisa Oo Ay ka Dhaceen Khasaare Farabadan Oo Dhimasho iyo Dhaawac Nafeedba leh Ayaa Maanta Waxaa Ay Wasarada Hawlaha Guud Ee Qaranka Somaliland Bilowday Dayactirka Wadadaasi.
Halkan Kala Daawo Warkan.