Deg-Deg-Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Koox Dhalinyar Ah Oo Mudaharaad Ka Dhigay Gudaha Magaalada Gabiley Habeenkii Xalay.

Deg-Deg-Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Koox Dhalinyar Ah Oo Mudaharaad Ka Dhigay Gudaha Magaalada Gabiley Habeenkii Xalay.

Hargeisa(GNN):-Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Maanta Si Adag Uga Hadashay Kooxo Lasoo Abaabuley Sida Uu Sheegay Wasiirul Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Qaar Kamida xabsiga Loo taxaabay Waxaana Uu Amaro Adag U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Falal Noocaas Ah.