Gebiiley Waa Magaaladii Timacade Afartaa Magaca Kaga Ciyaarayaana Ma Matalaan

Gebiiley waxa kasoo bixi jirey aqoonyahanadii, iyo wax garadkii waxa nasiib wanaag ah macalimiinta ugu badan ee maanta hargaysa joogtaa

Xilli uu yimi abwaan gaariye gobolka cagaaran ee gebiiley waxa uu ku sheegay inuu, u yiqaano gebiiley, magaaladii timo Cade.haa waa runtii

Gebiileyna waxay dhacdaa aagaga galbeed ee jamhuuriyada somaliland,waana meeshii  ugu dhaqaalaha badnayd marka laga yimaado Berbera.

Waa dhulkii loo yiqaanay xajka oo siyaasiyiintu kasoo ducaysan jireen,in badana  waxay soo saari jirtay hogaamiyihii  uu ka mid ahaa mudane silaanyo.

Gebiiley waxa lahayd  gacoltooyo  iyo kalgacal  iyagaana dadka bari jiey  soo dhawaynta.

Gebiiley waxa kasoo bixi jirey aqoonyahanadii, iyo wax garadkii waxa nasiib wanaag ah macalimiinta ugu badan ee maanta hargaysa joogtaa, ee dadka wax baraa inay  u badanyihiin gebiiley.

Waxayna ku fiicanaan jirtay kubada iyo
Ciyaaraha,gebiiley waxay ku dhex taalay labo gebi dhexdood.ama laba dooxood.

Dhawaan iyo gooro horaba waxaan ka  maqlay wax aan hore looga baran,oo  dhacdooyin isku xigxiga ah,mana matalaan kuwa samaynaya booqa iyo waxyaalaha kale  gobolka,waana arin ay tahay in meel looga soo wada jeedsado laguna cambaareeyo,waxana aan leeyahay gobonimadii aad lahaydeen yaanay ku ciyaarin afartaa ciyaal  mana matalaan cidnaba.
Allahayoow balaayada
Gebiileyda Baal Mari
Salaam
Hamse riraash

*********************************************************************

 

 

Exit mobile version