Ururka Tabarucaadka Ee Taakulo Oo Ka Bilaabay Gobolka Gabiley Wacyigalinta Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta.

Gabiley(GNN):-Ururkan Taakulo Oo ah urur Si mutadawacnimo Ah isku Xilsaaray Ayaa si Balaadhan uga hawalgalay Sidii Shacabka gobolka gabiley Ay u Qaadan Lahaayeen Kaadhadhka Codbixinta ee ka Bilaabmay gobolka maroodijeex iyo Togdheer ururkan oo ay Ku Midoobeen Dhalinyar Ganacsato iyo Aqoon yahan ah oo Ka tirsan Degmada Wajaale ayaa si Waddanimo ah Iskood iskugu xilsaaray hawshan.