War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Degaanka Balanbaal Ee Gobolka Togdheer Oo La Dhawacay Iyo Xafiiski Xisbigaasi Oo Albabadal Loolabay

Burco(GNN):-Wararka Ka Imanayaa Deegaanka Balanbaal Oo Ka Tirsan Hawad Gobolka Togdheer Ayaa Sheegayaa Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Degmadaasi Inay Dhawaceen  Qaar Ka Tirsan Boolis Gobolka Togdheer Oo  Gogal Xaadh U Ahaa  Waftigii U Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muusi Bixi Cabdi Oo Ku Marayay Degaanada Hawad Gobolka Togdheer Oo Ay Ka Mid ahayd Degaanka  Balanbaal   ,Taasi Oo Sababtayna In tageerayaal Ka Tirsan Xisbiga Wadani Ee Degaankaasi Xabsiga Loo Taxabay Halka Albabada Loolaabay Xafiski Xisbiga Wadani Kulahaa Degaankaasi,

Gudoomiyaha Deegaanka Balanbaal Mukhtaar Axmed Cali  Xaad Oo La Soo Xidhiidhay Shabakada Wararka Ee HadhwanaagNews Ayaa U Cadeeyay In La Dhawacay Gudoomiyii Xisbiga Wadani Ee Degaanka Balan Baal Halka Xabsi Loo Taxabay

Tageerayaal Gadhaya 5 Isla Markaana La Xidhay Xafiiskii Xisbiga Wadani Ee
Gudomiyaha Deegaanka Balanbaal Ayaa Ku Eedayay Inuu Falkaasi Ka Danbeeyeen Gudoomiyaha Degmada Burco Maxamed Muraad Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Bixi Oo Safar Ku Marayay Maanta Deegankaasi,
 Source-Hadhwanaagnews.
 Goor Dhaw La Soco Warkan Oo Muqaal Ah

 

Exit mobile version