Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland oo Qabanaysa Bandhig Carweedka Jaamacadaha Dalka Somaliland Taas Oo Socon Doonto Muddo Laba Cisho.

Hargeisa(GNN):- Xafiiska Tacliinta Sare Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ayaa Fariin Ogaysiin Ah u Diray Dhamaan Jaamacadaha Dalka iyo Ardayda Dhigata Taas oo Bilowga Bishan Sideedaad Ka Bilaabmaysa Hotel Guuleed Ee magaalada hargeisa Waxaana Ay Socon Doontaa Muddo Laba Cisho ah 2 bisha ilaa 3 bisha, iyadoo lagu soo bandhigi doono heerarka culuunta kala duwan ee ay bulshada baraan jaamacadaha kala duwan ee ka jira dalkan Somaliland,

Wasaarada Waxbarashada  iyo Tacliinta sare ee Somaliland Ayaa Inta la ogyahay Saddexdii Sano ee u Danbeeyey U Qabtay jaamacadaha kala duwan ee Dalka Carwo Noocan oo kale Ah Kaas Oo Sanadkiiba mar sidan Oo kale Lagu Soo bandhigo Tayada jaamacadaha iyo Culuumta Ay Bulshada baraan

Hargeisa Somaliland

contactgabileynews@gmail.com

Exit mobile version