DAAWO: Ganacsatada Xoolaha ka Dhoofisa Maxjarka Al-yaasir Ee Jabuuti Oo Cabasho Ka Muujiyay Adeega Maxjarkaas.

Ganacsatadan Xoolaha ka Dhoofiya Macjarka Al Yaazir Ee jabuuti Ayaa Waraysi ay Siiyeen Idaacada VOA Laanteeda Af-soomliga Waxay Ka Cawdeen Dayaca iyo Gaajada Ku Haysa Xoolahooda Macjarkaasi.

Ganacsato Kamida Ayaana Sheegay In Geellu Saaladiisa Dib U Cuno Markuu Gaajoodo,