Daawo-Golaha Dhaqanka iyo Abwaanada Somaliland Oo Sheegay In Gudoomiye Baashe Ku Gacan Saydhay Ergo Ay Ula Tageen Maanta.

Daawo-Golaha Dhaqanka iyo Abwaanada Somaliland Oo Sheegay In Ay Kulan Ay Doonayeen In Ay La yeeshaan Baashe Maxamed Faarax uu Ka Gaabsaday Diidayna.