Daawo-Marwo Edna Aadan Oo Si Adag Uga Hadashay Markii ugu Horeysay Arrinta Kaniisada Ee Xukuumadu Albaabada u Laabtay.

Wakiilka Somaliland u qaabilsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya Dr
Edna Aadan ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay si kulul uga hadashey Hadal ay dhawaan sheegtay Haweenay Ajaanib aheyd oo ka hawl gasha Jamacadeeda oo sheegtay in ay Hargeysa u timid sidii ay Kaniisad uga Furi laheyd

Marwo Edna Aadan ayaa sheegtay in ay wax laga xumaado khubadii ay jeedisay haweeneydaas ajaanibka aheyd , waxaana ay Dr Adna ay sheegtay in maanta waxii ka danbeya ay shaqaalaha ajaanibka ah ee u iman doona ay shuruudo ku xidhi doonto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan