DAAWO SAWIRADA Xisbiga WADDANI oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay taageerayaal ka soo jeeda beelaha Gabooye ee dega magaalada Laascaanood oo ku biiray Xisbigaasi

Xisbiga WADDANI ayaa xaflad soo dhaweyn ah uu ku qaabilay wax-garad iyo taageerayaal ka soo jeeda beelaha Gabooye ee dega magaalada Laascaanood oo ku biiray Xisbigaasi

Ha socoto hawshu Guul iyo Gobonimo Bari iyo Galbeed waxay cadeeyeen Inuu isbadalku ka dhab yahay Xisbiga Waddani ay hiil iyo Hooba ay la garab taaganyihiin_________

Exit mobile version