Waxa ka dhacay magaalada Buuhoodle shir balaadhan oo ay iskugu yimaadeen madax-dhaqameedka,odayaasha,waxgaradka iyo madaxda kooxda Khaatumon,waxaana lagaga hadlaya wada hadalad u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo iyo waliba adkaynta nabadgaliyada gobolada Bariga Somaliland.