Daawo Sidii Loogu Soo Dhaweeyey Waftigii Gudoomiye Cirro Hogaaminayay Xarunta Gobalka Sanaag + SAWIRO

Weftigii uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI ee maalmahii ugu dambeeyey socdaalka la xidhiidha wacyi-gelinta qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada ee goballada Sool iyo Sanaag, ayaalagu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag.