Ururka musdanbeedka abwaaniinta Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta muranka badan dhalisay ee gudoomiyenimada kursiga golaha wakiilada Somalilland waxaanay, ugu baaqeen in ay u tudhaan dalkooda iyo dadkooda
Ururkan musdanbeedka abwaaninta Somaliland waxaa ay sidan ka sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta dhaqanka ee magaalada Hargeysa.
“Mar Waanu Naxney, Marna Waanu Faraxnay, Mar Saddexaadna Waanu..”Ururka Musdanbeedka Abwaaninta Somaliland
Halkan Ka Daawo