Daawo-Wasiir Fajac Iyo Amakaag Ka Qaadey Balanqaadkii Musharax Ciro U Sameeyey Ciidamada Somaliland .

Wasiirul Dawlaha Wasaarada Caafimaadka Somaliand Maxamuud Aadan Jaamac Galaal
ayaa waxaa uu fajac iyo amakaag ka qaadey balanqaadkii uu musharax Ciro Dhawaan u sameeyey Ciidamada Somaliland
Wasiirka oo goob fagaare ah uu ku tilmaamay in balan qaadkaas uu musharax ciro sameeyey ay tahay arin aan caqli gal aheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan