Madaxwayne ku xigeenka Somailand ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku amray wasaaradaha dalka,laamaha kala duwan ee dawlada iyo dawlada hoose ee gobolada dalka inay muddo 7 cisho ah kusoo gudbiyaan waxqabadkoodii ay qabteen tan iyo wakhtigii ay jirtay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.