DAAWO:Wasaarada Dalxiiska Somaliland Oo Shaacisay Goob Taariikhi Ah Oo Laga Helay Somaliland

Wasaaradda Dalxiiska iyo Dhaqanka Somaliland ayaa shaacisay goob taariikhi ah oo laga helay Somaliland,taas oo la sheegay in boqortooyin hore soo dagi jireen.