Guddoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Ka Hadlay Inta Cisho Ee La Fasaxay Shaqaalaha.

Guddoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Ka Hadlay Inta Cisho Ee La Fasaxay Shaqaalaha.Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Mudane Sharmaake Axmed Muxumed Oo Maanta Warbaahinta Maanta La Hadlay Ayaa Sheegay In Shaqaale Weynaha Dawlada Somaliland Ay Fasax Gali Doonaan Munaasibada Ciidal Adxada Awgeed.
Waxaana Uu Sheegay Sharmaake Geele Maalinta Jimcaha Oo Ciida Ah iyo labada Cisho ee Ku Xiga Sabtida iyo Axadana Ay Fasax Yihiin islamarkaana Ay Shaqaaluhu Ay Fasaxa Kasoo Laaban Doonaan Maalinta Isniinta Oo Sidii Caadiga ahayd Loo Shaqayn Doono.
GABILEY LOGO OK