HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi.

HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRRO

Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Ahmed-yasiin Sheekh Cumar, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar Sheekh, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed oo Maanta  Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaaladda Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin