Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Arabsiyo Hogaamiyaha xisbiga WADDANI XIrsi Cali Xaaji Xasan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey deegaanka Agamsaha ee degmada arabsiyo ee gobolka Gabiley. : 472