Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Gabiley News Network Waxay Hanbalyo U Dirayaan Munaasibada Ciidal Adxa Awgeed Dhammaan Shacabka Muslimiinta Ah.

Hargeisa(GNN):- Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ah ee Gabiley News Network Oo Ku Kala Sugan Qurbaha Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Dhammaan Umada Muslimiinta ah Farxada Maalinta Ciidal Adxa Oo Ku beegan Maalinta bariya Bishuna Tahay 01/09/2017 ee Jimcaha.

Waxaaney Ilahay uga Baryayaan inuu Sanadkan Sanadkiisa Ku Gaadhsiiyo Caafimaad Qab iyo Cimri Dherer kuna gaadha ciidan ciideeda Nabad iyo Barwaaqo.

Waxaana Ay u ducaynayaa intii Muslimiin Ah ee aan ilahay ku simin inay inala ciidaan ciidan ee dhimatay, inta xanuunsaneysana waxaanu eebe uga baryaynaa inuu eebe ka dul qaado.