DAAWO SAIRADA Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Saraakiisha Ciidamada Booliska Oo Soo Dhaweeyey+Sawiro

Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Imaan oo mudooyinkii u danbeeyey xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.