Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Dhakhaatiir U Kala Dirtay Gobolada Dalka, Hargeysa(GNN)-Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay kooxo caafimaad oo ay wasaaraddu u kala dirayso gobolada dalka isla markaan dawayn doona xoolaha dalka. : 387