Daawo: “Dadku Waa Isku Dhoone Ha Dhamaado Takoorku” – Abwaan Axmed Aw Geedi

Nala daawo Ruwaayad aan weli hore loo daawan oo uu curiyey Abwaan Axmed Aw Geedi oo qiimo badan ku fadhida, ruwaayada magacaeeda waxa la yidhaa (Dadku waa isku dhoone ha dhammaado takoorku)