DAAWO: Guddoomiye Baashe Oo Salaaddii Ciidda Kadib Raalligelin U Diray Saxaafadda Madaxa Banaan.

Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faaraxx ayaa khudbadii uu ka jeediyey salaadii Ciidal Adxaa dabadeed waxa uu ka hadlay heerka ay qabyaaladu marayso,isaga oo shacabka ugu baaqay inay ka waantoobaan qabyaaladda.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992