Qaar ka mida haweenkii ku caydhoobay ee ay xooluhu kaga baxeen abaarihii kulula ee wadanka ka dhacay ayaa isu-soo-baxyo ka sameeyay jidadka halbowlaha u ah magaalada Hargeysa.
Haweenkan ayaa xukuumada Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ka codsaday inay u sameeyaan dib u dejin iyo xooleyn.\
Haweenkani waxaa ay sheegeen in ay magaalada soo galeen kadib markii ay abaartu xoolihii ka saartay farahooda.
Halkan Ka Daawo