Daawo:– Seeraha Boorama Iyo Goobaha Nasashada Ee Ay Caanka Ku Tahay.

Seeraha Boorama waxaa ay ka mid yihiin goobaha gaarka u ah ee loo soo nasashada iyo daawashada tago xiliyada ay dadku fasaxa yihiin iyo maalmaha yowmul faraxa.

Goobtani waa meel badi ay dadku u soo nasasho tagaan xiliyada ay furaaqada heystaan istareskana iskaga soo dajiyaan

Halkan Ka Daawo