Daawo: Warbixin Laga Diyaariyey Xaalada Dekeda Berbera Oo Qarka U Saaran In Ay Xidhanto Iyo Balan-qaadyadii DP World.

Berbera(GNN):-Dekeda magaalada Berbera ayaa waxay qarka u saaran tahay inay xidhanto,waxaana warbixin laga diyaariyey xaaladda dekeda ee wakhtiga iyo ballan qaadyadii Dp World oo madhalays noqday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka