DAAWO:Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Xaalada Dekeda Berbera, Maamulka gobolka Saaxil iyo ka dekeda magaalada Berbera ayaa ka hadlay warar laga baahiyay dekeda magaalada Berbera,amaro ay soo saartay shirkada Dp World iyo hadal kasoo yeedhay ganacsatada iyo mukhalasiinta dekeda magaalada Berbera. : 298