DAAWO;Madaxwayne Siilaanyo Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo in muddo ah safar gaar ah ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii hore dalka dib ugu soo laabtay.