Deegaanka Sallaawaha oo lagu soo dhaweeyey Weftiga Kulmiye ‘GABILEY’

Deegaanka Sallaawaha oo kamida Deegaamada Gobolka Gabiley, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Weftiga Madaxweyne ku-xigeenka iyo Murrashaxa Kulmiye.

Dadweynaha ku dhaqan deegaankaas, ayaa si diiran u soo dhaweeyey weftiga, waxaana soo dhaweynta ka qayb-qaadanayey Siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Deegaankaas.

Halkan ka Daawo: